Warbaahinta DFS oo lag joojiyey inay baahiyaan Wararka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya garabka Jawaari

27 Marso 2018 (Puntlandes) Warbaahinta Dowladda Somalia ayaa laga mabnuucay inay baahiyaan Wararka Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya marka laga reebo guddoomiye ku xigeenka koowaad C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey, sida ay sheegayaan warar xog-ogaal ah.

About The Author