Tacsi AUN Abdirashid Ahmed geyre oo ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee USA

INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJUCUUN

95e7

Waxaa maanta ku geeriyooday dalka mareykanka gobalka Minnesota magaalada Minneapolis allaah ha u naxariistee Abdirashid Ahmed geyre dalabeey (habarwaalan)

JAALIYADA somaliyed ee ku nool Minnesota waxay u tacsiyeyneysaa dhamaan reer geyre dalabeey iyagoo la qeybsanaya xanuunka geerida samir kheyr baan alle uga baryeynaa
Isagana allaah subxaana watacaalaa ha u naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin

About The Author