DHAGAYSO: Mudane Cumar C/rashiid oo aqbalay in uu noqdo Raysul Wasaaraha DFS

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee DFS  Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo hadal kooban jeediyey magacaabistiisii ka dib ayaa sheegay inay ka go’an tahay in uu umadda Soomaaliyeed gaarsiiyo doorasho dadwayne 2016-ka.
1131
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa waxa uu ahaa Danjirihii ugu danbeeyay ee dowladda Soomaaliya u fadhiyay dalka Maraykanka.

Halkan ka dhagayso


Puntlandes.com

About The Author