Dhagayso: Garyaqaan C/waaxid C/lalahi oo ka waramay Mooshinka Jawaari,Mustaqbalka Somaliya, Imaaraadka & Somaliland

11 April 2018 (Puntlandes) Waraysigan oo Garyaqaanku si qota dheer uga hadlay dhibaatooyinkii uu xambaarsanaa Moshinkii Jawaari iyo mustaqbalka waxa la filaayo iney ka dhashaan,dowlada Imaaraadku lacagtii ay keeneen Muqdisho Sharci ahaan waxa ka dhalan kara.Sida uu u arko in dowlada federalku u waajihi karto wadahadalada iyo xalinta dhibaatada Somaliland.Waraysigan oo  Garyaqaanku siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada shaqeeyaan.

21b1

Waraysigan oo xambaarsan Su’aalo farabadan oo Garyaqaanka laga weydiiyey Arinta somaliland iyo sida dowlada federalka somaliya u waajahayso wadahadalada ay la geleyso Somaliland, iyo mustaqbalka waxa laga filaayo dowlada somaliya iney u maarayso dhibaatooyinka Amniga ,bulshada iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.

Dhagayso Weriye Dhegood iyo Weriye Yalax


Puntlandes.com

About The Author