Daawo Video: Madaxweyne Muse Bixi “Dhismihii Saldhiga Milateri ee Berbera wuu socdaa, wuxuuna quseeyaa Somailand & UAE cid kale ma khuseeyo”

11 April 2018 (Puntlandes) Madaxweyneaha Somailand mudane Muuse Biixi Cabdi oo waraysi siiyey TVga Universal ayaa ka hadlay arimo badan oo Xasaasi oo ay ka mid yihiin wadahadaladii kala dhaxeeyey dawladda Faderaalka Soomaaliya, Heshiiska Berbera ee ay DFS kasoo horjeesatay, Saldhiga Milateri ee ay UAE ka dhisanayso Berbera, Hawada Soomaaliya oo lagu wareejiyey DFS iyo arimo kale.

97a3a3

Madaxweyne Muuse Biixi oo hadlaya in uusan khusayn DFS Saldhiga Berbera ayaa yiri “Dhismihii Saldhiga Milateri ee Berbera wuu socdaa, wuxuuna quseeyaa Somailand & UAE cid kale ma khuseeyo”

Daawo muuqaalka oo arimo badan oo xasaasi ahh uu uga hadlayo

Puntlandes.com

About The Author