Dhagayso: Wararkii ugu dambeeyay Dagaalkii ka dhacay Xerada Gen. Gordon

23 April 2018 (Puntlandes) Dagaal ayaa maanta ku dhexmaray Ciidan Xeradii Gen Gordan ee ay Imaaraadku maamuli jireen, kaasoo keenay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

26

Dagaalka ayaa ka dhashay kadib markii la isku dayey in Hub iyo Agab Ciidan laga baxo Xerada.

Wararka qaar ayaa sheegaya inay jiraan hub lagala baxay Bakhaarada keydka hubka oo la Bililiqaystay, lama hayo inta uu gaarsiisan yahay hubka la boobay.

Khasaaraha ka dhashay dagaalka ayaa ah ugu yaraan sadex dhimasho ah iyo sideed dhaawac ah, iyadoo uuna jiro khasaaro gaaray dad shacab ah.

Dhgayso warbin ay BBC ka diyaarisay dagaalkaas


Puntlande s.com

About The Author