Daawo Khudbadii madaxweyne Gaas ka jeediyey Xafladii Dhismaha Wajigii labaad ee dekeda Bosaso xiriirka Somalia & UAE (Sawirro)

28 April 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka qayb galay xalay munaasad ballaaran oo ka dhacda dalka UAE oo uu booqasho ku jooga ayaa ka jeediyey khudbadii uu uga hadlay Xiriirka soo jireenka ah ee ka dheeya dalalka Somalia & UAE.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay sadex qodob oo kala ah:

1-Xiriirka soo jireenka ah ee ka dheeya dalalka Somalia & UAE.

2-Xiriirka iyo wadashaqaynta ka dhaxaysa Puntland iyo UAE

3-Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalka UAE  iyo sidii uusan noloshoodu u saamayn lahayn xiriirka hada xumaaday

Daawo khudbadii madax weynaha

27c

27c2

27c1
Puntlandes.com

About The Author