Hambalyo aan kal go’lahayn oo aduunka dacaladiisa looga dirayo R.W. Cumar Cabdirashiid

Hambalyo aan kal go’lahayn ayaa aduunka dacaladiisa looga soo dirayaa Raysul Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid. Hadaanu nahay Warbaahinta madaxabanaan ee Puntlandes.com waxaanu Hambalyo u diraynaa Raysul Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid oo aanu aamin sanahay in uu hawsha hortaal uga soo bixi karo si aad u fiican dalkana uu gaarsiin karo meel aad iyo aad uga wanaagsan meesha uu maanta yaalo uuna ka shaqayndoono sidii uu ku hirgeli lahaa Hiigsiga 2016.

Hambalyo RW Cumar

1158

 

Puntlandes.com

About The Author