Daawo Video: Dawladda Puntland oo fariintii ugu dambeysay u diray Shacabka & Waxgaradka Laascaanood & kuwa u shaqaeeya SL

23 May 2018 (Puntlandes) Guddiga Didaaca dawladda Puntland ayaa waxaay soo saareen 11 qodob oo ku socota shacabka iyo waxgaradka Gobolka Sool, Malayshiyadda kasoo jeeda Puntland ee ka safan dhanka maamulka Jeegaanta iyo Horgalada xilalka ka haya maamulkaas.

FB_IMG_1527065806024

Daawo muuqaalka shirkii jaraa’id ee Guddiga Difaaca dawladda Puntland

Puntlandes.com

About The Author