DEG DEG WARARKII U DAMBEEYE Y EE AAGA DAGAALKA

24 May 2018 (Puntlandes) Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno khasaaraha dagaalka ayaa sheegaya in ciidanka Puntland ay ay kala wareegeen ciidamada maamulka Soomaaliland magaalada Tukaraq.

33a3

Dagaal qaraar ayaa hadda waxa uu ka socdaa deegaanka Gambare oo 30km koonfur ka xiga magaalada Laascaano ee xarunta Gobolka Sool.

Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa Fariisimadoodii magaalada Tukaraqay uga cararay meyd iyo dhaawac. Dhanaka kale waxaa ciidamada Puntland ay gacanta ku dhigeem gaadiid dagaal qoryo iyo saanad ciidan oo badan.

Wixii dagaalkas ka soo kordha kala soco wararkayaga dambe Warbaahinta Puntlandes

About The Author