Wararkii ugu danbeeyay ee hawlgalka dib u xoraynta Gobolka Sool

24 May 2018 (Puntlandes) Wararkii ugu danbeeyay ee hawlgalka dib u xoraynta Gobolka Sool ayaa sheegaya in Ciidamada difaaca Puntland si buuxda ay u gacantana ugu qabteen magaatada Tukaraq oo ay Somaliland qabsatay 8dii Jaayo 2018.
 34a4
Dagaalka ayaa hadda waxa uu ka socdaa deegaanka Gambarre oo 30km dhinaca koonfureed ka xiga magaalada Laascaano.
Ciidamada difaaca Puntland ayaa gacanta ku dhigay Maxaabiis gaaraysa 40 meeyo ah oo ka mid ahaa Ciidamada Jeegaanta.
 
Warar kordhaca ayaa waxay kaloo sheegayaan in Gaadiidka Dagaalka ee ay Ciidamada difaaca Puntlad furteen Ciidamada Somailand ay mid yihiin Taangigii Saabuun ahaa iyo 4 Gaadiidka Teknikada ah oo ilaalilasay Taangiga.
 
Dhamaan xogahan waa kuwo hada soo dhacay si rasmi ahna looma xaqiijin karo.
Wixii dagaalkas ka soo kordha kala soco wararkayaga dambe Warbaahinta Puntlandes

About The Author