DEG DEG WARARKII U DAMBEEYEY EE DAGAALKA XORAYNTA G. SOOL

24 May 2018 (Puntlandes) Wararkii ugu dambeeyey ee ay warbaahinta Puntlandes  ka helayso aagga dagaalka ayaa sheegaya in Ciidanka difaaca Puntland ay kala wareegeen ciidamada maamulka Soomaaliland Dhufayskii ugu adkaa ee oo ay ku harsanaayeen Ciidan go’doon ah.

33a3

Dagaaalka oo goor dhawayd dib u bilaamay ayaa hadda xoogaystay, kaasoola isku adeegsanayo hubka culculus.

Wixii dagaalkas ka soo kordha kala soco wararkayaga dambe Warbaahinta Puntlandes

About The Author