Daawo Barnaamij soo dhawayntii Camey ee Buhodle & Dagaal ka dhan ah Somaliland oo uu ku dhawaaqay

31 May 2018 (Puntlandes) Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Camey iyo Wafdi uu Balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta si aad u diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn.

camey1-740x493-1

Soo dhowaynta wafdiga ayaa waxaa ka qayb galay Waxgarad, Isimo, Saraakiisha Ciidamada iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada, Waxaana Khudbad uu ka jeediyey halkaasi uu kaga hadlay dhibaatada lagu hayo shacabka magaalada Laascaanod iyo Dagaalka dawladda Puntland kula jiro Somaliland ee ka soconaya Gobalka Sool.

Camey ayaa sheegay inaysan Puntland Joojin doonin dagaalka inta ay Somaliland ku sugan tahay dhulka Puntland.

Daawo barnaamijka

Puntlandes.com

About The Author