DAAWO Muuqaalo: Caaqilka Guud ee Degmada xudun oo taageerey Puntlnad & Mudaharaadyo lagu taageeray Puntland oo gilgilay G Sool

31 May 2018 (Puntlandes) Caaqilka Guud ee Degmada xudun ee Gobolka Sool Caaqil Maxamed Caaqil Aadan cade ayaa taageerey qorshaha ay dawladda Puntlnad ku xoraynayso Gobolka Sool inta ay ka haysato Somaliland, isagoonacod dheer ku sheegay in Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ay ka tirsan yihiin Puntland.

34b2

Caaqilka ayaa Muuxe Biixi ugu baaqay inuu Ciidamadiisa kala baxo dhulka Puntland haddii kale ay la kulmi doonaan cawaaqib xumo.

Daawo Caaqilka

Dhanka kale waxaa qaybo ka mid ah Gobolka Sool, Magaalada Bosao iyo Garowe gilgilay Mudaharaadyo balaaran oo lagu taageeray Ciidanka Difaaca Puntland iyo qorshaha Xukuumadda Puntland ee xoraynta dhulka la haysto. Shacabka mudaharaadayey ayaa waday Calanka Puntland iyo kan Soomaaliya iyagoo ku dhawaaqayey doonimayno Somalildiidka.

Daawo Shacabka XUDUN oo taageeray Ciidanka xoraynta Gobolka Sool kana hadlay dhibka Somailand

Daawo BOOCAME: mudaharaad lagu taageeray Ciidanka xoraynta Gobolka Sool

DAAWo BOSASO: mudaharaad lagu taageeray Ciidanka xoraynta Gobolka Sool

Daawo Bananbax ka dhacay Garowe & Hawenka Puntland oo u jawaabay dhigooda Somaliland

Puntlandes.com

About The Author