Daawo Hogaanka Dhaqanka Gobolka Awdal oo Raalin Galin ka bixiyey hanjabaadii kasoo yeertay Faysal Cali Waraabe

09 June 2018 (Puntlandes) Hogaanka Dhaqanka ee Gobolka Awdal ayaa raaligelin u direy reer  Puntland, iyagoo shee gay inay aad uga xun yihiin hanjabaadii ka soo yeertay Faysal Cali Waraabe oo u hanjabay ardayda wax ka barta Borame.

36d1

Madax dhaqameedka  ayaa u sheegay dadka ka soo jeeda Puntland inay magaaladoodii joogaan amaanna ay ku helayaan ayna ka xun yihiin hadalkaas.

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author