DAAWO Dawladda Puntland oo fariin u dirtay shacabka Laascaano, maxay tahay?

09 June 2018 (Puntlandes) Dawladda Puntland ayaa fariin u dirtay shacabka ku nool magaalada Laascaanood iyo guud ahaan dhulka uu haysto maamulka Somaliland, iyadoo ugu baaqday inay sameeyeen kacdoon shacab.

36e6

Dawlada Puntland ayaa sheegtay inaysaan maanta ahayn maalintii shacabkeenu uu qaadan lahaa gumaysi in nala lahaaado, w axayna ugu fartay shacablka inay sameeyaan Mudaharaadyo waawayn oo ay ku muujinayaan dareenkooda ay ku diidan yihiin maamulka Jeegaanta.

Wasiirul dawlaha Madaxtooyada ahna Afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel  ayaa yiri “Puntland waxay ku jirta dagaal la yiraahdo (XARBUL KARAAM) dagaalkii sharafta…”

Daawo muuqaalka

Puntlandes.com

About The Author