Daaw sawirrada Madaxweyne Gaas oo waddo cusub xariga jaray

10 June 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dawaldda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray wadado cusub oo ay dawladdu ka hirgelisay caasimadda Puntland ee Garowe.

Wadan oo ah mid si caalami ah oo aad u qurux badan loo dhisay, ayaa waxaa dhistay shirkadii dhistay Garoonka Caalamiga ah ee Gen Moham ed Abshir.

Wadadan ayaa isku xiri doonto xarumaha Hay’addaha dawladda iyo magaalada, taas oo ah mid bilic badan ku soo kordhisay Caasimadda.

In ka badan 14 Xarumo dawladeed ayay wadadani isku martaa, waana qayb ka mid ah waxqabadka xukuumadda Dr Gaas.

Daawo sawirradda
1a

2

36e2

2a

3

4

5

6

7
Puntlandes.com

About The Author