Faahfaahin: Dhagayso VOA oo ka diyaarisay waraysiyo kala duwan Heshiiska ay wada gaareen DFS Iyo SL

1211

Gaalkacyo (Pes) Waxaa maanta ay heshiis ku gaaray dalka Jabuuti madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud DFS iyo madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo Somaland, iyadoo Heshiiskaas uu garwadeen ka ahaa Madaxweynaha Dalka jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele .

Heshiiska ayaa ah mid aaad u mug wayn saamaynayana midnimadii dalkii la oran jiray Somalia

Dhagayso warbixinta guud


Dhagayso La taliyaha gaarka ah C/kariim Axmed Guuleed iyo W/A dibadda Somalind Maxamed Biixi Yoonis


Puntlandes.com

About The Author