Daawo Video: Puntland “wax wadahadal ah kama galayno dhulka ay Somaliland haysato, waana xoraynaynaa”

12 June 2018 (Puntlandes) Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda ahna Afhayeenka Dawladda Puntland Cabdullaahi Quraanjecel oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Garowe ayaa si adag uga jawaabay war ka soo baxay Somaliland oo lagu sheegay in uu jiro wada hadal u dhaxeeya Puntland & Somaliland.

36e6

Quraaljecel ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka ay Somaliland sheegtay oo ah in uu wada hadal jirro, wuxuuna si cad u sheegay in dawladda Puntland ay xoraynayso dhulka uu haysto maamiulka Jeegaanta.

halkaan ka akhriso kana waado warkii ay Somailand sheegtay

Daawo Video: Puntland “wax wadahadal ah kama galayno dhulka ay Somaliland haysato, waana xoraynaynaa”

Puntlandes.com

About The Author