Daawo sawirka gabadhii shalay ay dhaawacday maleeshiyada Jeegaanta oo Garowe lasoo gaarsiiyey

15 June 2018 (Puntlandes) Waxaa caasimadda Puntland ee Garowe la soo gaarsiiyey gabadhii shalay ay dhaawacday Maleeshiyada maamulka Jeegaanta ee hogaamiyo Muuse Biixi.

Shacab shalay ku mudaharaadayey magaalada laascaanood inaysan doonanayn maamulka Jeegaanta ayaa xabado nool lagu furay waxaana ku dhaawacmay labo gabdhood oo midi uu dhaawaceeda uu cuslaa, taasoo lasoo gaarsiiyey Garowe.

Gabadhan ayaa ka dhaawacantay labada kalyood oo ay xabadu isaga baxday waxaana lagu dabiibaya Cisbitaalka Garowe.

Daawo sawirka

38a8

Puntlandes.com

About The Author