Daawo Shirka Jaraa’id ee Madaxweynaha Somalia & Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya & Warsaxaafadeedkii ay soo saareen

16 June 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kaddib wada hadal ay ku yeesheen halkaas.

38a9

Kullanka madaxda labada ayaa waxaa laga soo saaray warmurtiyeed uu saxaafadda u akhriyey Agaasimaha warfaafinta Madaxtooyada.

Daawo Shirka Jaraa’id ee Madaxweynaha Somalia & Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya & Warsaxaafadeedkii ay soo saareen

Puntlandes.com

About The Author