DAAWO muuqaalo: Garaad Saleebaan oo si adag ula hadlay Jeegaanta & mudaharaaddo gilgilay Gobolka Sanaag (+GABAY)

16 June 2018 (Puntlandes) Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo  maanta saxaafadda kula hadlay caasimadda Puntland ee garowe ayaa si adag ula hadlay Jeegaanta, isagoo beeniyey in aysan jirin wax wadahadal ah oo lagula jiro maamulka jeegaanta aynu doonayaan inay dadka marin habaabiyaan.

34b2

Garaadka ayaa shacabka SSC ugu baaqay inay xoojiyaan Mudaharaadyada ay uga soo horjeedaan maamulka Muuse Biixi ayna muujiyaan sida ay u diidan yihiin taageeraana ciidankooda difaaca ee Puntland iyo dawladooda.

Dhanka kale waxaa Gobolka Sanaag ka bilowday mudaharaaddo gilgilay oo looga soo horjeedo maamulka Jeegaanta ee uu madaxda ka yahay Muuse Biixi, laguna taageerayp Ciidanka iyo dawladda Puntland.

Hoos ka daawo 5 muuqaal oo mid yahay gabay

 

DAAWO muuqaalo Garaad Saleebaan oo si adag ula hadlay Jeegaanta

DAAWO shacabka Boodacadde ee G Sanaag oo taageeray hawlgalka PL ku xoraynayso

Daawo shacabka ee G Sanaag oo taageeray hawlgalka PL ku xorayso dhulka ay Jeegaantu haysato

DAAWO shacabka Damala xagare ee G Sanaag oo taageeray hawlgalka xorayta dhulka ay Jeegaantu haysato

DAAWO GABAYGII BAL IS DHUGO DHULBAHANTOOW RUNTAAD DHINAC MARAYSAAYE

Puntlandes.com

About The Author