Akhriso Shacabka Laascaanood oo digniin kama dambays ah siiyey maamulka Jeegaanta

17 June 2018 (Puntlandes) Shacabka Laascaanood ayaa waxay siiyeen digniin kama dambays ah maamulka Jeegaanta ee xoogga ku jooga magaaladaas, iyagoo warqado ku daadiyey magaalada.

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa saaka saaka lagu arkay waraaqo lagu daadiyey waddooyinka iyo suuqyada waaweyn ee magaaalada, kuwaas oo digniin kama dambays ah lagu siiye y maamulka Muuse Biixi.

Warqadahaan ayaa waxaa ku qorna qaar ka mid oo soo gaayay warbaahinyta Puntlandes sidaan:
Jiilkii darwiishkoow
Jajuuska nacab ah
Jaanis yuusan kaa helin

Shacab gobolkoow
Guushii waan haleelnaye
Gobanimadu yay jabin
Go’itaanna ma ogali

14

14a

15

16

17

Puntlandes.com

About The Author