Daawo Beesha Khayr Cabdi oo Ciidamo iyo Gaadiid Dagaal ku wareejisay dawladda Puntland

17 June 2018 (Puntlandes) Beesha Khayr Cabdi (Qayaad) ayaa maanta soo gaarsiisay aaga Tukaraq Ciidamo badan iyo Gaadiid dagaal, kuwaas oo ay ugu talogashay inay ka qayb qaataan hawlgalka cxorayta dhulka uu haysto maamulka Jeegaanta.

25

Ciidanka ayaa kasoo ruqaansaday Deegaanka Dharkayn-geeyo ee Gobolka Sool iyadoo ay xubnaha Guddiga difaaca iyo saraakil ka tirsan dawladda Puntland ay si heer sare ah uhu soo dhaweeyey Jiida hore ee Gobolka Sool.

Daawo muuqaalka


Puntlandes.com

About The Author