Sawirro: Shacabka Galkacyo oo banaanbax ballaarn ku taageeray xoraynta dhulka uu haysto maamulka Jeegaanta

17 June 2018 (Puntlandes) Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa maanta ka dhacay banaanbax balaaran oo laguna taageerayo hawlgalka ay dawladda Puntland ku xoraynayso dhulka uu haysto maamulka Jeegaanta.

Shacabka ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin taagerada ay u hayaan shacabka Sool oo caburinta uu ku hayo maamulka Muuse Biixi.

Shacabkii Balaanbaxa dhiagyey ayaa waxaa la hadlay Gudoo miyaha Gobolka MUdug Xasan Maxamed Khaliif (Xasan Abgaaloow) isagoo uga mahadceliyey taageerada ay u hayaan qorshaha dawladooda iyo shacabka walaalahooda ee reer Sool.

Daawo sawirrda
19a

20

21

22

23

190a

Puntlandes.com

About The Author