DAAWO MD Gaas oo caddeeyey in Puntland aysan wadahadal ka galayn gobolka Sool ayna xoraynayso

23 June 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbadii dastuur iga ahayd ka jeedinayay furitaanka Kalfadhigii 41aad ee Baarlamaanka dawladda Puntlannd ee maanta, ayaa si adag uga hadlay xoraynta Gobalka Sool ee ay dawladiisu wado, isagoo caddeeyey inaysan wax wadahadalo ah kula jirtin xukuumadiisu maamulka Somaliland ayna ka xoraynayaan gobolka.

32b7a13

Madaxweyne Gaas ayaa wuxuuna caddeeyey in Laascaanood aysan aheyn LONDON Ingiriisna uusan siin karin, aynu tahay xuduuda Puntland la wadaagto Somaliland xuduudii gobolka Sool la lahaa gobolka Togdheer.

Daawo Madaxweyne Gaas oo ka hadlaya arinta Sool

Puntlandes.com

About The Author