DAAWO PUNSAA & Guddiga Doorashooyinka Puntland oo soo bandhigay Hirgalinta Nidaamka Dimoqraadiyada ee Doorashada Puntland

23 June 2018 (Puntlandes) PUNSAA iyo Guddiga Doorashooyinka Puntland oo War-murtiyeed ka soo Saaray Hirgalinta Nidaamka Dimoqraadiyada ee Doorashada Puntland, iyagoo ku taliyey in la is waafajiyo doorashooyinka dawlad Goboleedyada iyo tan dawladda faderaalka, iyagoo caddeeyeyna inay kusoo dhamaystirayaan sidii ay hal cod iyo hal qof u dhici lahayd.
38b4

Daawo PUNSAA & Guddiga Doorashooyinka Puntland oo soo jeediyey in goleyaasha dawlada loogu daro 2 sano

Puntlandes.com

About The Author