Daawo Video: Somaliland oo ka warbixinaysa Guushii ay ka gaartay Shirkii Jabuuti

Shalay oo taariikhdu ahayd 21 dec 2014 ayaa waxaa Heshiis guul wayn u ahaa Somaliland ku saxiixday DFS iyo somaliland. Madaxda Somaliland ayaa markii ay ku noqdeen Hargaysa caasimada Somaliland sharaxaad ka bixiyeen Heshiiskaas.

Daawo madaxweyne Siilaanyo

Halkana ka daawo wasiirka arimaha dibada Somaliland


Puntlandes.com

About The Author