Cadayn: Mashaariicda Horumarineed ee Puntland DFS waa hor istaagtaa Kuwa Somaliland waa OK

Heshiiskii shalay oo taariikhdu ahayd 21 dec 2014 ay ku saxiixeen DFS iyo Somaliland. Ayaa qodob ka mid ah wuxuu dhigayey Deeqaha aadminimmada iyo Mashaariicda dib u dhiska wuxuuna  ku qornaa qodobka 2aad xarafka . Wuxuuna u dhignaa sidatan:

2 B) In aan la siyaasadayn deeqaha aadminimmada iyo Mashaariicda dib u dhiska weliba la dhiiri geliyo.

Waa arin qof kasta in uu soo dhaweeyo mudan haddii wax la tarayo dadka ku nool Somaliland waana mudan yihiin taas iyo wax ka wayn.

Laakiin waxaa xusid mudan in DFS ay horjoogsatay walina taako ku tahay in Mashaariic dib u dhis iyo kuwo Horumarineed laga hirgeliyo Puntland. Marka maxay Somaliland uga duwan tahay Puntland? Hee waa Qabiilka!!

Halkana ka daawo Heshiiskii

1207

About The Author