Col. Yaasiin Raadeer oo Kismaayo lagu dhaawacay

Dabley hubaysan ayaa maanta ku dhaawacay magalada Kismaayo Col.Yaasiin Nuur Gaas (Raadeer) oo ka mid ah siyaasiyiinta Jubbaland.
1247
Dableydan hubaysan waxay Yaasiin Raadeer ku dhaawaceen Hotel uu ka degan yahay Kismaayo isla markasna dhaawiciisu uu yahay mid aad u Culus. Rasaas ayaa Raadeer ka haleeshay madaxa iyo lugaha, waxana loo qaaday si loogu dabiibo magaalada Nairobi ee dalka kenya.

Ilaa iyo hadda lama yaqaan sababta loo soo weraray Yaasiin Nuur hase yeeshee ciidanka Amniga ayaa wada baaritaan.
Ilaa iyo hada ma jiraan Masuuliyiin ama laamaha amniga o oka hadlay arrintan.

About The Author