DAAWO KHUDBADII MADAXWEYNE GAAS EE SANADGURADII 20AAD EE PLAND TAARIIKH, HORUMAR, ISKU TASHI, DFS & TUKARAQ

04 Aug 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawladda puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay Xafladii dabaaldega 20 guuraradii kasoo wareegtay aasaaska dawladda Puntland ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysa, waxaana xaflada  goob joog ku ahaa Ra’iisul wasaaraha DFS Xasan Cali Khayre, golihiisa wasiirada, madaxda kale ee dawladda Puntland, Isimo, waxgarad iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

30

Madaxweyne Gaas ayaa khudbadiisa waxyaalihii uu kaga hadlay waxaa ka mid ah:

  • Aasaaskii Puntland 1998dii iyo waxyaalihii keenay 
  • Tariikhdii Puntland soo martay 20 kaas asno
  • Horumarka ay Puntland gaartay
  • Isku tashiga ka hano qaaday Puntland oo lagu dhisay ama dhisayo Buundooyin, Wadooyin, Dhismayaal dawladeed iyo Dekedda Garacad
  • Doorka DFS isku haynta dalka Soomaaliya iyo ka shaqaynta horumarkiisa
  • Dhulka uu haysto maamulka Muuse Biixi ee Somaliland.

Daawo khudbadii madaxweyne Gaas

 

Puntlandes.com

About The Author