Akhriso Xil ka qaadista uu Wsaiirka Axmed ku sameeyey Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo laga hor yimid!

07 Aug 2018 (Puntlandes) Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hor-yimid xil ka qaadis Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya uu ku sameeyay Xoghayaha Joogtada Cali Maxamed Cali.

45a3a1

Guddiga ayaa ka dalbaday Wasiirka Arrimaha Dibadda in Xoghayaha Joogtada Cali Maxamed Cali uu dib ugu celiyo shaqadiisa, waxayna noqonaysaa markii u horaysay oo guddigu ka soo hor jeestaan xil uu qaaday wasiir waxayna u egtahay arin Khayre wato.

Hoos ka akhriso

45a37

About The Author