Shariif Xasan oo Bari ku wajahan Kismayo

Wafdi oo uu horkacayo madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan ayaa maalinta Bari ah ku wajahan magaalada Kismaayo.

Ujeedada socdaalka wafdiga Shariif Xasan ee Kismaayo ayaa ku qotonta dhowr qodob oo ay ugu muhiimsan yihiin siduu taageero siyaasadeed oo wanaagsan ula yeelan lahaa  DG Jubaland.

Booqashada wafdiga Shariif Xasan ayaa lagu wadaa inay qaadato laba maalmood iyadoo kulamo u dhaxeeya labada madaxweyne ay ka dhici doonaan madaxtooyada Kismaayo.

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa lagu wadaa inay Gaashaaanbuur siyaasadeed la noqoto dowlad goboleedka Koonfur Galbeediyo DFS ta Xasan Sheekh .

Puntlandes.com

About The Author