Daawo Video: Caaqil C/kariim Xasan Saalax SSC ayaa Siwayn uga horyimid hadal uu yiri wiil uu dhalay

Caaqil C/kariim Xasan Saalax oo ka Caaqilada Gobolka Sool kuna sugan Degmada God Aalo ayaa siwayn uga horyimid hadal uu TV ga Universal ka sheegay wiil uu dhalay ¨Caaqilku kaasoo yiri waxaan xilkii Isimnimo ka qaaday Garaad C/Salaan. Caaqil C/kariim ayaa raaligelin ka siiyey Garaad C/Salaan hadalkaas gefka ahaa.

Puntlandes.com

About The Author