Daawo Video: Wasaarada Deegaanka Puntland oo JAC ku dhejisay Dr Gaas

Shaxda wax ka qabashada dhulka leh boholaha ee deegaanada Puntland ayay kusoo bandhigeen wax-qabadkooda masuuliyiinta wasaarada deegaanka iyo duurjoogta Puntland shirkii shalay ka furmay magaalada Garowe, waxayna ku sheegeen sidatan

  1. Gobolka Bari 37
  2. Gobolka Gardafuu 6
  3. Gobolka Sanaag 27
  4. Gobolka Haylaan 3
  5. Gobolka Karkaar 28
  6. Boholood, Gobolka Nugaal 85
  7. Gobolka Sool 8
  8. Gobolka Cayn 14
  9. Gobolka Mudug 37

Intaas ka dib sida ka muuqatay su,aal uu weydiiyey wasaarada deegaanka Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxa uu khalad ka fahmay sida loogu qaybiyay shaxda wax ka qabashada boholaha .wuxuuna weydiiyey wasiirka wasaarada iyo Agaasimaha guud ee wasaarada su,aal uu ku yiri Madaxweyne Gaas ” Gobolka Nugaal 85 Gobolka Sool-na 8 Sidaas Ma Cadaalad Baa?

Jawaabta ka daawo hoos.

Puntlandes.com

About The Author