Daawo Video: Gaas oo ku adkeeyey su,aal wasiirka amniga Puntland

Wasiirka Wasaarada Amniga Puntland Xasan Cismaan Aloore ayaa warbixinta uu halkaas ka jeediyey ku daray mashaariic ka mid ahaa kuwo la fuliyay sanadkii  2013 ilaa horaantii 2014 kana mid ahaa mashaariicda ay kasoo shaqeysay Xukuumadii horre ee Dr Cabdiraxmaan Faroole.

Cabdiwali Maxamed Cali “Gaas” Madaxweynaha Puntland ayaa hadalka ku adkeeyey ka dib warbixin uu jeediyey  Wasiir Xasan Cismaan Aloore wuxuuna ka dalbaday Madaxweynuhu  inuu faahfaahin ka bixiyo Wasiir Aloore qodobo uu ku sheegey wax-qabadka Wasaarada

Hadaba Hoos Ka Daawo Dooda Dhex martay Aloore iyo C/wali  Gaas.

Puntlandes.com

About The Author