Akhriso Radiomuqdisho oo ugu dambayn qarin kari waayey khilaafka DFS & dawladaha xubnaha ka ah!!!

16 Sep 2018 (Puntlandes) Radio Muqdisho oo ku hadla afka dawladda Fadaraalka ayaa waxa uu sii wadi waayey inuu sacabada saaro ama qariyo khilaafka xoogan ee u dhexeeya Dawladda Fadaraalka & dawladaha xubnaha ka ah oo gaaray meeshii ugu darnayd.

47c8a2

Inkasta oo uusan Radio Muqdisho (RM) faahfaahin ka bixin waxa uu ku salaysan yahay iyo inta uu le’eg yahay khilaafku ayuu hadana waxa uu qoray maanta 16 sep 2018 Cinwaan ah inay “Xildhibaano Aqalka sare ka tirsan oo gaaray Garoowe”

RM ayaa qoray “Wafdigii ugu horeeyay ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay u baadi goobaan xal waara iyo isfaham ka dhex dhasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada”

Hoos ka akhriso

48a1

 

https://www.radiomuqdisho.net/xildhibaano-aqalka-sare-ka-tirsan-oo-gaaray-garoowe/

About The Author