Puntlandes.com oo usoo gudbinaysay akhristayaasheeda muuqaal cusub & sawirro ku saabsan Shaqadii Laami saarka wadada Garowe & Galkacyo oo si habsami ah u socota

17 Sep 2018 (Puntlandes) Shaqadii Laami saarka wadada Garowe iyo Gaalkacyo ayaa waxay u socotaa si habsami.

Waxay hadda shirkadda Isxilqaan ay ku wadaa Laami saarka 40km oo ah Xarfo iyo Burtinle, waxaana qiyaaatii maalintii la dhigaa Laamiga ilaa Shan boqol mitir.

Warbaahinta Puntlandes ayaa akhristayaasheeda usoo gudbinaysa muuqaal iyo sawirro cusub, iyadoo wada maalintii ay shirkadda Isxilqaan Laami saarto 500m.

Halkaan ka akhriso warbin ay Warbaahinta Puntlandes ka diyaarisay mashruuca wadada: WAATAN WARBIXINTA RUNTA AH EE MASHRUUCA DHISMAHA WADADA GAROWE & GALKACYO?

Daawo muuqaal

12

13

14

15

16

17

18

19
Puntlandes.com

About The Author