Daawo Video: Caaqil Maxamuud Caaqil C/kariim oo leh Isim baan xil ka xayuubiyey iyo Aabihiis oo u jawaabaya

Daawo Caaqil Maxamuud Caaqil C/kariim oo leh Garaad C/salaan baan xilkii ka xayuubiyey iyo Aabihiis oo u jawaabaya

Cajiladdan hore waa wiil Garaadkiisii ahna seeddiggii saxaafadda ka weeraraya.

Cajiladdan labaadna waa aabbihii wiilka dhalay oo Caaqil dhaqan ah oo wiilkiisii saxaafadda ka weeraraya.

Puntlandes.com

About The Author