Akhriso: Heshiiskii ay wada gaareen Madaxweyne Axmed JLiyo Madaxweyne Shariif KG

1302

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan,ayaa ku heshiiyey Qodobo iyaga gooni u taabanaya iyo kuwa Somalia iyo Hiigsiga 2016. Heshiiskaan wuxuu aad iyo aad muhiim ugu yahay sidii Somalia ku noqon lahayd wadan xasiloon oo wixii lagu Heshiiyey ay ka shaqeeyaan.

Halkan ka akhri Heshiiska
IJA-and-ISWA-Agreement

Puntlandes.com

About The Author