Daawo Video: ENG Abdihamid Sh. Ismail Wayrax oo ceelk u waqfay hooyadii AUN Faadumo Soofe (sawirro)

Filed under: Wararka maanta |

06 Okt 2018 (Puntlandes) Deegaanka Salax ayaa waxa ka dhacday munaasabad ballaaran oo lagu wareejiyey Ceel uu ENG Abdihamid Sheekh Ismail Wayrax u waqfay hooyadii AUN Faadumo Soofe.

Deeegaanka Salax ayaa markii ugu horeysay laga hirgaliyey Ceel biyood, kaas oo uu ENG Abdihamid u waqfay AUN hooyadiis.


74a

75

75a

75a1

75a2

75a3

75a4

75a5

75a6

75a7

75a8

75a9

75a10

75a11

75a12

75a13
Puntlandes.com