Dhagayso: Gudoomiyaha Aqalka sare “Dowladda Dhexe ayaa ka caga jiideysa wada-hadalka maamul Goboleedyada”

21 okt 2018 (Puntlandes) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo waraysi siiyey VOA ayaa ka hadlay dadaallada ay ku doonayeen inay ku soo afjaraan khilaafaadka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo dawlad goboleedyada dalka.

96a6

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaaruba inay aqbalaan inay miiska wada hadalka yimaaddaan, isagoo sheegey in dawlad goboleedyada ay wada xaajoodka diyaar u yihiin, balse sida muuqata, ay dowladda dhexe ka caga jiideyso wada hadalkaasi.

Guddoomiyaha ayaa warsaxaafaeed kasoo saaray khilaafkan iyo inay dawladda fadaraalka wax ka socon la’yihiin, wuxuuna u qabtay mudo 3 cisho halkan ka akhriso

Dhagayso waraysiga uu Guddoomiyaha Aqalka Sare siiyey VOA

 


Puntlandes.com

About The Author