Jaaliyadda Puntland ee dalka Uganda oo xaflad ballaaran oo soo dhawayn ah u samaynaya musharax madaxweyne major jeeniqaar

31 okt 2018 (Puntlandes) Jaaliyadda Puntland ee dalka Uganda ayaa xaflad ballaaran oo soo dhawayn ah u samaynaya musharax madaxweynaha Puntland ee 2019ka major jeeniqaar shiekh Omar.

Musharax jeeniqaar ayaa jaaliyadda Puntland iyo tan Soomaaliyeedba uga warbixinaya xaaladaha guud ee wadankii gaar ahaan Puntland.

108

Puntlandes.com

About The Author