Sawirro: Madaxweyne Xaaf oo kullan koonfurta Galkacyo kula leh Wakiilada UN & AU ee Soomaliya

05 Nov 2018 (Puntlandes) Waxaa koonfurra magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Xarunta Madaxtooyada ka socda kulan albaabada u xiran yihiin oo u dhaxeya wafdi uu hogaaminayo ergayga gaarka ee qarmada madobey u qaabilsan arimaha Soomaliya Nicholas Haysom iyo Madaxda Maamul Galmudug.

Kulanka ayaa dhinac Galmudug waxaa goob joog ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir .

Kulanka ayay labada dhinac ay uga wada hadli khilaafka dawlad Goboleedyada dalka iyo dawladda federaalka Soomaaliya.


Puntlandes.com

About The Author