Dhegayso: Duqa Cusub ee Gaalkacyo oo ka hadlay arimaha uu wax ka qabanayo

18 Nov 2018 (Puntlandes)  Yaasin cabdisamad Duqa kumeel gaarka ah ee magaaladda gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug oo madaxweyne Gaas u magacaabay xilkaas oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo in madaxweyne Gaas uu si kumeel gaar ah ugu magacaabay duqa Gaalkcyo.

Yaasiin ayaa sheegay in amniga iyo bilicda magaaladda uu wax ka baddali doono muddada yar ee uu xafiisku joogo.

Shacabka Gaalkacyo ayuu ugu baaqay inay la shaqeyaan maadama xil culus oo dhiibay,wuxuuna sheegay in uu isbaddal dhinac walba ah ka dhalin doono magaalada Gaalkacyo.

Dhagayso waraysiga Duqa

About The Author