Sawirro: Deekaanka Heema ee hoostaga degmada Galakcyo oo xariga laooga jaray Machad lagu baran doono diinta Islaamka.

20 Nov 2018 (Puntlandes) Deekaanka Heema ee hoostaga degmada Gaalakcyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad ballaaran oo xariga looga jaray Machad lagu baran doono diinta Islaamka.

Machadka Shareecada islamaaka ayaa waxaa xariga ka jaray Shiikh Maxamed Sh. Cabdulaahi Baardheere, Wasiirka Cadaaladda,  Wasiirka waxbarashada, Gudoomiyaha gobolka Mudug iyo masuuliyiin kale.

Machadkan ayaa waxaa maalgelyey Shiikh Maxamed oo mashaariic badan oo horumarineed lka sameeyey deegaanka Heema.

Puntlandes.com

About The Author