Akhriso-daawo: Gudiga Khilaafka & Ansixinta Baarlamaanka Puntland oo soo bandhigay sharuudaha laga rabo xildhibaanka & arimo kale

06 Dec 2018 (Puntlandes) Gudiga Khilaafka iyo Ansixinta Baarlamaanka Puntland ee uu Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed cali Gaas magacaabay ayaa soo bandhigay shuruucda laga rabo qofka kamid noqonaya Golaha Wakiilada cusub ee 2019ka.

Dhanka kale Gudiga ayaa waxay sheegeen in mudda qabashada araajidu ay tahay 10ka bishan ilaa 15 bishan oo ku beegan Isniinta soo socota ilaa iyo sabtida.



Puntlandes.com

About The Author