Akhriso Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo lagu Ansixiyey Gobalka Taleex, Degmada Yagoori iyo Warbixino Kale.

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arimaha kala ah amniga dalka, Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka, Ansixinta Gobalka Taleex, Degmada Yagoori iyo Warbixino Kale.


Puntlandes.com

About The Author