Akhriso Madaxweynaha Puntland oo dalacsiiyey Taliyayaasha Ciidamada Daraawiishta & Badda

08 Dec 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa oo dalacsiiyey Taliyayaasha Ciidamada Daraawiishta S/Guuto Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen oo uu  u dalacsiiyey S/Gaas.

Taliyaha Ciidanka Daraawiishta S/Gaas Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen

Isla wareegtada ayuu madaxweynuhu Taliyaha Ciidanka Badda S/Guuto Cabdirisaaq Diiriye Faarax u dalacsiiyey S/Gaas.

Taliyaha Ciidanka Badda S/Gaas Cabdirisaaq Diiriye Faarax

Akhriso wareegtada madaxweynaha

About The Author