Akhriso Gudoomiyaha Barlamanka oo soo saaray in Mooshinkii Farmaajo taagan yahay lana marsiinayo sharciga

12 Dec 2018 (Puntlandes) Gudoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS Maxamed Mursal ayaa soo saaray qoraal uu ku caddeeyey in Mooshinkii xil la qaadida madaxweyne Farmaajo uu taagan yahay lana marsiinayo sharciga.

Dhanka kale gudoomiye Mursal oo ay dhex degenaa Madaxtooyada ayna dawkadu ju go’doomisay ayaa saaka waxa uu ka guuray halkaas waxa uuna dagay Guri ka baxsan madaxtooyada.

Puntlandes.com

About The Author